Introduce

Maalin walb Waxaa lasoo giliyaa blogg ka in kabadan 60.00000 oo article taas oo ka dhigeesa in uu tartan ka jiro dhanka blogga yada

The text is complete✅

Maalin walb Waxaa lasoo giliyaa blogg ka in kabadan 60.00000 oo article kala ku waas oo aay dad yoow kala duduwan aay Soo giliyaan taas ka dhageeso inaay ku tartama yaan dhanka article yada kuwaas oo si joogta ah lacag ugu sameeyso article aay soo giliyaan blogg gooda oo aay xayiisiin u saarantahay xayiisiin ta ayaa waxaa kuu siinaayo

GOOGLE ASSKA

ayaa ku Soo ogo laanaayo inaad ka sameeyso lacag taas oo daafaha aduunka meesha aad ka joogta xataa aan la guugu xireenin waxaadan maalin walb ka sgaqeeyaan kartaa inaa kabadan 20 USD ah taasi oo goor tee goota aad arkeeyso waa marka aad waqtii gilisoo blogg gaada blogger aduunka oo dhan ayaay joogan iyagoo si dhib yar qoraalo u Soo giliiyo taas oo aay ugu maar meen inaay shaqeeyaan maalin walb marka aad blogger tahay aadan lacag ka sameeso waxaad xor u tahay waqtigaada taasi oo kuu suuro gilineeso inaad u noolaata sid adiga aad rabto aadan u shaqeesato sid adiga aad jeceshahay waxaas oo dhan waxaa kuu fudeedi neeyso Google Assistant waa shikada can ka ah aduunka oo idili aay wada yaqaanin da,daka online ka shaqeesto aad ayaay u garana yaan qaabka uu shaqeeyo

GOOGLE ASSKA

ayaa kaaga baahan inaad u hogaan santo sharuucyada uyaal kaliya intaas waxii ka dib waxaad si joogta ah lacag ugu semeen kartaa blogg gaada si aad blogg gaada lacag ugu sameeyso maxaa lagaaga baahan han tahay

Website

Ayaad Soo sameesa neeysaa kadib ayaad is toos ah ugu so gud baneeysaa blogg gaada Hal abuuradaada aduga aad leedahay TaaS ayaad ku noqoneey saa mid isga wax faaiiday isagan wax Laga faa iiday intaas kadib waxaad tahay guuleesta ka shaqeesto online ka Kuna shaqeesto si is kiisa ah taasina waa guul Marka loo fiiriyo da,daka inta badan 12 saac shaqeeyo halka aaysan qaadan lacag ku filin iga oo 12 iyo saacado kabadan shaqeeya

Halka website kaada

Aad Soo galeesid 2ba saacadoo oo kaliya aay kugu filintahay inaad article aad u qurxoon oo aad Soo goiliso kuwaas oo kaacin doona inaad sifufud lacag ugu sameeyso maalin walbaa adiga oo waqti kaada xor u ah ayaad na shaqeesa neeysaa aadan. Qaadany qati gaada kugu filan

Article

Waa waxa ugu fudud oo online ka looga shaqeesto waayo waxaad ka maar meeysaa inaad video adiga ah aad Soo duub to article video kaagama baahana hadii aad jeceshayna waad Soo gishan kartaa

Google kana lacagta

MONEY 🤑
Lacag waa Gugu siinayaa Kali waxaa aad buuxi neeysaa sharuudaha

 

google Assistant Marka aad buuxiso waxaa uu kuu ogalaanayaa Google Assistant inaad lacag ka sameeso website kaada kaas xayiisiin kuu saqraya website kaada adiga oo google ka Soo muuqa naayo waliba adiga oo booqashada uu qufka website kaada Soo booqday lacag ka sameeybaayo markastaa uu maqaal kaada ama article kaada qufka Soo booqda adiga lacag ayaad ka sameey neey wax aad u xiisabdan waaye article kali soo gilii lacagan ku hel waa wax aad u qaali ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *