Website

Waxaa maalin walbaa la Soo giliyaa video 📷 muuqaalo ku waas oo lacag looga sameeyo qaab dhib yar website kaada ayaad lacag ka sameen kartaa adiga oo ku xiranaayo

Google assistant

Google ayaa ah shirka lacag da,daka ku siisa xayeesiimo TaaS oo aay adad ka badan Kuma naan oo aduunka daafahiisa jooga google Assistant waxaay aay lacag kugu siineey xayiisiin aay iyada ku siisay Taas oo aay lacag yidan siinayaan shirkada kale oo daafaha aduunka jooga Taas ayaad ku noqon kartaa quf website kiisa lacag u sameeyo

Website

Waxaa uu ka qiima badan yahay du kaan ka adiga kuu furan kaas oo aad ku ganacasato website waa dukaan aan kaa xirmeenin hadii aad jiifato iyo hadii aad socotaba waxaana uu kuu sameenayaa lacag adiga oo hurdoo waliba ku darsoo waxaad iiska aadi kartaa shaqadaan maalin laha aheed isagan waxaa uu kaaga baahan yahay maleh waa Soo gal oo aqoon taada ku Soo gudbii kadibana lacagtaada bil wabaa kala bax adiga oo daafaha aduunka meeshaad rabtaa ka jooga runtii waa shaqa aad u wanaagsan oo xalaal ah si dhib yarna aad ku sameen kartaa lacag aad u Tira badan waxaad ku gaari kartaa arkin kaas Taas oo qufkii ilaahey Tala saarta si fudud ku gaari karo iyo inaad la timaado dadaal dheeri ah kaas oo ah wada aad guusha u mareeyso mar walbaa oo aad dadaashana waxaad gaari kartaa yooka aad nolosha ka leedahay si aad u guuleesto lacagana u sameeyso ka sameeyso ciwaan

Website

Kadibna ku Soo gudbii aqoon taada ama qibradaada kadiba ku xiro google Assistant una hogaasan sharuudaha google Assistant intaas kadib google Assistant ayaa waxaay ku siin doontaa sharuucya u dagasan oo aay kuu sheegi doonta sharuucayad waxaa ka mid ah inaadan Soo gilinin wax koobi raad ah oo uu quf kale leeyahay ama aad ka Soo dijisay meela kala waxyaab oo orjinaalak aha oo aad adiga leedahay ayaa lagaa rabaa waxayaba ha aad iiska ilaaineeyso waxaa ka mid ah Sid sawirada iyo  video 📷 yada qoraalada aadan adigu laheen ku Tala gal inaay dib u eegis buuxada ku sameeynayaan

Blogger

Waxaad sameeyaan kartaa blogger waxaan ku Soo gubin kartaa qoraalo aad u xig mada badan oo ama ku Saab San aqoonta aad u leedahay blogga  Marka aad Soo gud biso maqaalo aad u badan ayaad waxaad cod San kartaa google Assistant waxaay fiirin doonaan wax aad Soo gilisay inaay yahii koob iyo inaad adiga leedahay intaas kadib. Ayaay kuu sheegi doonaan inaay ku aqbleen iyo Ina kale

Bloggers

Sika waxaa aay can ku yahiin inaay xiiseeyaan qorista maqaala si joogta ah iyaga oo si fudu lacag ugu sameeyo  qoraalada aay Soo giliyaan blogger kooda blogga waxaa uu leeyahay sharuudo oo ayaa ka mid ayahiin inaad Soo giliso ugu yaraan 500 ama 1000 eray ama maqaal oo aan aheen koobi raad iyo sawiro aan kuubi aheen iyo video aan koobi raad aheen intaas kadib blogger kaada ayaad maalin walba lacag ka sameen kartaa adiga oo aqoonta aad blogger aad u leedahay ku Soo kud binaayo blogger kaada intaas kadib waxaad tahay quf faa iiday bulshadan wax u faa ideeyay
MONEY 🤑
Samee lacaga adigan adiga oo gurigaada jooga

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *